Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Baabi’iyay Dalagyadii ku Beernaa magaalada Jowhar

0
43

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Daadkii ka dhashay Roobka guga iyo fatahaadaha wabiga shabeelle oo isbiirsaday ayaa baabi’iyay dalagyadii ku beernaa dhul beereedka magaalada jowhar iyo deegaanada ku Xeeraan.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here