Masuuliyin uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Jubada hoose oo kormer ku tagay deegaanada dhaca waqooyiga Kismaayo

0
35

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Gobolka Jubada hoose Xassan Cabdi Guure iyo masuuliyiin kale ayaa booqday deegaanada dhaca waqooyiga Kismaayo, halkaas oo horay ay ugu soo barakaceen dadki ay sameysay fatahaadi Elnino ee ku dhufatay deegaanada Jubbaland, dadki kaso barakacay fatahaada ayaana dib ugu laabtay deegaanka Istanbuul, Wirkooy, Far Waamo iyo deegaana kale ujeedka booqashada masuuliyiinta ayaa eheyd u kuur galida xaaladaha ay ku sugan yihiin dadkaasi dib ugu laabtay deegaanadi ay horay uga soo barakeceen iyo sidi wax loogu qaban laha.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here