Hantidhowraha guud ee Jubbaland oo Gudoonka Golaha Wakiilada Jubbaland la wadaagay warbixin sanadeedka 2021-22

0
31

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulan ay yeesheen Gudoonka Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa waxaa warbixin looga dhegeystay Hantidhowraha guud ee Jubbaland, Hantidhowraha ayaa waxuu warbixin la xariirada sanad maaliyeedka 2021-2022 uu la wadaagay Golaha wakiilada Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here