Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta ay ku shaqayso Wasaarada Arimaha Gudaha Fedaraalka iyo dib u heshisiinta Jubbaland ayaa xilka loogu kala wareejiyay agaasimahii hore iyo agaasimaha cudub ee Wasaaradaasi.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.