Maamulka Premier League oo soo saaray shaxdii ugu Fiicnayd Xilli Ciyaareedkii tagey.

0
167

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Maamulka Premier League ayaa soo saaray shaxdii ugu fiican horyaalka Premier League iyada oo ay codeeyeen taageerayaasha Premier League, taageerayaasha horyaalka England ayaa codkooda ka dhiibtay xulashada shaxda ugu fiican Premier League.

Shaxda Xidigaha ugu badan waxaa iska leh kooxda uu hardanka adag ku dhex maray ku guuleysiga horyaalka Premier League ee Man City iyo Arsenal, iyadoo ay koox walba leedahay min 4 ciyaartoy, waxaa min 1 ciyaaryahan ku leh kooxaha Liverpool, Aston Villa iyo Chelsea

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here