Kooxda Bayern Munich oo ku Dhawaaqday Tababaraheeda Cusub

0
39

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kooxda Reer Germany ee Bayern Munich ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday tababaraheeda cusub iyadoo ka dhigatay Tababarihii Kooxda Burnley ee Vincent Kompany.

Tababare Kompany ayaa badalay Tababare Tuchel oo laga ceyriyey shaqada tababaranimo ee kooxda Bayern Munich kadib dhamaadkii Xilli ciyaareedka.

Tababare Vincent Kompany ayaa qalinka ku duugay heshiis ilaa xagaaga 2027 ah waxaana uu kooxda hogaamin doonaa 3 xilli ciyaareed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here