Madaxweynaha Jubaland oo daahfurey horyaalka heerka 1-aad ee kubada cagta Jubaland ee xili ciyaareedka 2024/25.

0
46

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta garoonka kubada cagta ee Waamo ku daahfuray horyaalka heerka 1aad ee kubada cagta Jubaland ee xili ciyaareedka 2024/2025.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here