War-Murtiyeed laga soo saaray Shirka golaha maareynta iyo hormarinta kalluumeysiga Soomaaliya

0
46
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalda Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu Gagbabayay shirka sedexaaad ee goolaha Mamuulka iyo hormarinta kalumesyiga Soomaaliy kaas oo kor lagu qaadayay sidii loga faiideesan lahaa kheyraadka Bada Somaalia
 
Kulanka Shirka ayaa waxaa uu socoday labo maalin waxaan  ka qeyb ahaa  wasaraddaha kallumesiga dowlada goboleeydyada Dalka iyo masuuliin ka socoda wasaradda kalluumeysiga XFS.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here