Xaafadda Farjano Kismaayo oo Iskuul cusub Laga hirgeliyay

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xafadda Farjano ee magaalda Kismaaayo ayaa waxaa maanta laga dafuray iskuul cusub ay wax ku baran doonaan ardeyda kunool Magaaalda kismaaayo

Iskuulka cusub ayaa waxaa daafuray Wasiirka wasaradda waxbarshada Jubbaland iyo maamulka dowlada Hoose ee Degmada Kismaaayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here