Xiriirka kubadda cagta Jubbaland oo kawarbixiyay tartanka Academy oo si habsami leh Kismaayo kaga socda

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xiriirka kubadDa cagta Jubbaland ayaa ku guleeystay in marki ugu horeysay u qabta tartanka kooxaha  Academyada magalada Kismaayo kaas oo si habsami leh uga socda garoonka waamo stadium ee Kismaayo kaas oo ah mid xiisa gaar ah leh waxana wali u maraya heerki gurubyada wana marki ugu horeysay ee tartanka la qabta kaas oo looga golaha in lahela islamarka ey hiwadada ku sobandhigaan ciyaryahana badan oo horay an u helin fursad ey ku sobandhigaan hiwadada kubada cagta.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here