Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Dhalinyarada Cagaarsan oo ah ururu u dhaqdhaqaaqa dib u dhiraynta magalada kismaayo iyo caawinta dadka tabalaysan ayaa olole dhirayn ah ka sameeyay xarunta ay ku shaqayso wasarada dhalinyarada iyo ciyaaraha jubbaland iyagoo u taagan ilaalinta degaanka
Ugu horayn qaar ka mida xubnaha Ururka ayaa ka warbixiyay dib u dhiraynta wasaaradda dhalinyarada iyo waxa nay uga goleyihiin.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.