Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo u ambabaxay Kenya

0
42

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya halkaas oo uu kaga qeyb galayo kulanka 17-Aad ee guddoomiyaaasha Baarlamaannada wadamada ku bahoobay.

Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa (EAC).

Shirka oo maalinta beri si rasmi ah u furmi doona ayaa waxaa looga hadli doonaa xalinta caqabdaha hortaagan horumarinta Ajendayaasha ururka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here