Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib u hishiisiinta Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay munaasanad lagu soo bandhiyay laguna ansixinayay dukumentiga Istiraatiijiyadda Xalinta Khilaafaadka  Dowladda Jubbaland.
Dukumentiga Istiraatiijiyadda Xalinta Khilaafaadka Dowlada Jubbaland ayaa laga Shaqeenayay  muddo dhan labo bilood waxaana  fikirkooda iyo sida ugu haboon ee loo xalin karo Xalinta Khilaadka  ka dhiibtay muwaadiniin gaaraya 672 qof oo ku kala nool lix kamida degmooyinka Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.