Howl galo lagu ilaalinayo Arimaha Deegaanka oo laga bilaabey Gumburaha

0
33

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Wasaaradda Deegaanka Dhirta iyo Daaqa iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaarey degmada gunburaha ee gobolka howd si ay dadka ugu wacyigaliyaan dadka deegaanka ka wado Xaalufinta dhirta

Agaasimaha Wasaaradda Deegaanka Dhirta iyo Daaqa Somaliland  iyo Mas’uuliyiintii kale ayaa waxaa ay ka ka hadleen in la ilaaliyo dhirta deegaanka iyagoona ugu baqay Bulshada in aysan  xiran karin goobaha biya fadhiisiga ee deegaanka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here