Ardayda Iskuulada Degmada Kismaayo oo ku jira diyaar garowga imtixaanka Shahaadiga ee Qaranka 2023 2024

0
39

Xilli dhawaan ay wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ay shaacisay xiliga la galayo imta xaanka shahaadiga ah ee fasalada 8-aad iyo 12-aad ayaa waxa ardayda waxkabarta iskuulada kusmaayo laga dareemaya diyaar garow ku aadan imtaxaanka iyo sida ay kaalmo uga gali lahayeen

Qaar ka mid Ardayda wax kabarta iskuulka Axmad Bin Xambal ayaa kawarbixiyay diyaargarogooda ku aadan imtaxaanka iyo waxyaabha ay filayaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here