Tababar ku saabsanaa doorka Haweenka Amniga iyo Nabadda oo Lagu qabtay Muqdisho

0
34
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaaa maanta loo furay qaar ka mid ah haweenka Somaaliyeed ee kunool Gobolka Banadir Tabar kusabsan doorka haweenka ee amniga iyo nabadeynta dalka
Haweenka ka soo qeybgalay tababarka ayaa waxaa laga soo kala xulay urrurada haweenka Gobolka Banadir iyo qaar ka mid ah haweenka danta yar ee ku sugan Gobolka Banadir
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here