Haweenka degmada Kismaayo oo loogu baaqay in ay bartaan farsamada gacanta

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xili Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ay ku soo badanayaa goobaha Dumarka lagu baro xirfadaha kala duwan ee gacanta ku waas oo loogu tala galay in kor loogu qaado aqoonta Haweenka ayaa waxaa jira haween aan wali xirfadaha ka faa’iidaysan oo guryaha iska jooga.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here