Maamulka iskuulka Al madaain oo sheegay in ay wadaan qorshayaal iskuulka lagu balaarinayo

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka hoose dhexe ee Al-madaain oo Magaalada Kismaayo laga hirgaliyay sanadkii 2020 kii ayaa waxaa hada wax ka barta ilaa 400 oo arday ku waas oo wiilal iyo gabdho isugu jira.

Maamulka iskuulka ayaa sheegay inay qorshaynayaa in dhismaha iskuulka ay balaariyaan lana gaarsiiyo ilaa dugsi sare.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here