Kulanka wadatashiga bulshada iyo daneeyayaasha mashruuca bar ama baro oo lagu qabtay kismaayo

0
24

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-kulan wada tashi ah isla markaana u dhexeeya bulshada iyo daneeyayaasha mashruuca bar ama baro ayaa lagu qabtay magalada kasmaayo kaas oo ay so qaban qaabisa hay’ada maxaliga ah ee talo beeg Foundation.

kulanka oo uu daah-furay wasiirka wasarada dhalinyarada iyo ciyaaraha jubbaland ayaa diirada lagu saaray sidii loo xoojinlahaa is dhaxgal;ka dhalinyatada gaar ahaan ardayda ka faa’iidaystay iyada oo la isla qaatay  fariimo guud oo ku saabsan  badqabka wabarasha nabada xuquuqda caruurta iyo ilaalinta deegaanka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here