Dhalinyarada Dhoobley oo loogu baaqay barashada xirfadaha kala duwan ee farsamada gacanta

0
35

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Farsamada gacanta oo ka kooban noocyo kala duwan waa mid kamid ah xirfadaha ay sida weyn ugu faa’iideen Da’ayar badan oo Soomaaliyeed islamarkana qaar badan ay ka heleen shaqo abuur ay ku dabaran noloshooda

Qaar kamid ah Dhalinyarada waxbartay ee mu nool Magaalada Dhoobley ayaa Dhalinyarada shaqo la’aanta ah ugu baaqay inay bartaan xirfado kala duwan oo ay ku shaqeystaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here