Iibinta Cuntooyinka wadaniga oo fursado shaqo u noqday Haween ku nool Baladweyne

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa nololsha reerkood ka maareeyo iibinta Cuntooyinka wadaniga ah.

Haweenkaan ayaa cuntooyinka wadaniga ah ee ay sameeyaan waxaa kamid ah Muufada Soorta iyo Cabuulada iyagoo ku gancstada suuqa daraawiishada ee magaalda Baladweyne.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here