Kooxda Liverpool oo Xaqiijisay Saxiixa Tababare Arne Slot.

0
55

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa tababaraha Arne Slot, Arne Slot ayaa la xaqiijiyay in uu badali doono Jurgen Klopp oo ka tagay kooxda kadib kulankii ugu dambeeyey ee Horyaalka.

Kooxda Liverpool ayaa baraheeda bulshada ku xaqiijiyey saxiixa tababare Arne Slot ” Waxaan xaqiijin karnaa inaan heshiis la gaarnay Arnie Slott si uu u noqdo tababaraha cusub ee kooxda, wuxuuna si rasmi ah ula wareegi doonaa shaqada kooxda 1 June 2024, sida ku cad ogolaanshaha shaqada”

Kooxda Liverpool ayaa heshiis 3 sano ah ka saxiixatay tababare Arne Slot si uu u hogaamiyo kooxda, tababare Arne Slot ayaa si Rasmi ah shaqadiisa Liverpool bilaabi doona todobaadka dambe.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here