Shacabka magaalada Jowhar oo baaq Nabadeed u diray beelo Ku dagaalamay Gobolka Shabellaha dhaxe

0
34

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Deegaanada Biyo cade iyo Bursha-sheekh oo ka tirsan Gobolka Shabeellada dhexe oo maalmihii la soo dhaafay ay ka dheceen dagaal beeleedyo ayaa dowlada fedaraalka iyo maamulka Hirshabeelle waxa ay geeyeen ciidan boolis ah oo kala dhex gala beelaha deegaanadaasi ku dagaalamay, Shacabka magaalada Jowhar ayaa baaq nabadeed u diray beelo  Ku dagaalamay Deegano ka mid ah Gobolka Shabellaha dhaxe.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here