Wasaaradda Dhalinyarada Jubbaland oo ka hadashay ka faa’iideysiga awoodaha bini’aadamka

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlad Goboleedka Jubbaland Fadumo Cali Cabdikariim ayaa ka warbixisay muhiimadda ay leedaha ka faa’iideysiga awoodaha bini’aadamka.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlad Goboleedka Jubbaland Fadumo Cali Cabdikariim ayaa ka warbixisay muhiimadda ay leedaha ka faa’iideysiga awoodaha bini’aadamka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here