Jaamacadda Daaha Faraceeda Kismaayo oo qabatay todobaadka dhaqanka Jaamacadda.

0
25

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Jaamacadda Daaha Faraceeda magaalada Kismayo ayaa qabatay munaasabad lagu xusaayey todobaadka hiddaha iyo dhaqanka Jaamacadda oo sanad kasta ay qabato isla markaana ay kusoo bandhigaan ardeyda Jaamacadda dhaqanka Wanaagsan ee Soomaaliyeed.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here