Hay’adda SoDMA oo 2000 oo qoys Gargaar ugu qeybisay degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,  ayaa maanta 2,000 oo qoys waxa ay gargaar ugu qeybisay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here