Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Koonfur-galbeed oo xilkii kala wareegayey Wasiirkii hore Wasaaraddaasi

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabadan u Xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Ibrahim Adan Ali (Najax) ayaa maanta kadhacday xarunta Wasaaradda Waxbarashada KGS Waxaa xilka ku wareejiyay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Engr Abdifatah Samale, iyada oo ay ka soo qeyb galeen munaasabadda Wasiiro, Xildhibaano, Agaasimayaal iyo Howlwadeenada Wasaaradda Waxbarashada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here