Cilad bixinta Baabuurta oo fursad shaqo u noqotay Dhalinyaro kunool kismayo

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Soomaaliyeed oo ah tirada ugu badan ee bulshada wadanka laguna qiyaaso 75 % ayaa hadana waxaa heysto caqabado ay ka mid tahay shaqo la’aanta,

Dhalinyaro waxaa jiro ku shaqeeysto cilad bixinta Gaadiidka islamarkaasna ku sugan magaalada Kismaayo kuwaas noloshooda ku maareeya shaqadaan ay hayaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here