Barakacayaasha kaamka Badar oo codsaday in lagu caawiyo bacaha Guryaha la saarto iyo maro kaneeco

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka barakacayaasha ah ee degan kaamka badar ee Magaalada Kismaayo oo ah kuwo dan yar ah ayaa la daalaa dhacaya duruufo kala duwan oo dhanka nolosha ku waas oo ay ka mid yihiin in aysan haysan hooy fiican oo dhibicda roobka ka helin kara.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here