Dhalinyarada Dhoobleey oo looga digay Tahriibka

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qiyaasaa inay bulshada boqolkiiba 75 % ay yihiin dhalinyaro, basle dhalinyarada ku nool dalka ayaa ahaa mudooyiinki dambe kuwa isaga tahriibaya dalka.

Dhalinyarada wax baratay ee ku nool Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay sababaha keenaya in dhalinyarada ka tahriibaan dalka islamarkaana ka wacyigaliyay dhalinyarada khatarta tahriibka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here