Mas’uuliyiin u hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha Jubbaland oo kormeeray goobo lagu diyaarinayo Calafka Xoolaha

0
24

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dirta iyo daaqa dowlada gobolka Jubbaland ayaa waday dadala lagu berayo calafka xoolaha kaas oo biristisa ey kasocotay beraha deganada dhaca deganada waqooyiga magalada Kismaayo sida yoontooy Bulagaduud qam qam iyo kuwa kale waxana qorshaha wasarada u yahay in lahela calaf xolaha xiliyada abarta ay calfadaan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here