Iskuulka Cumar Binu khadaab ee Baladweyne oo macalimiin cusub shaqaaleeysiiyay

0
27
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dugsiga hoose dhexe sare ee Cumar binu khadhaab oo ku yaalo Xaafada Howl Wadaag ee magaalada Baladweyne ayaa shaqaaleeysiiyay macalimiim cusub kuwaas oo horay ugu baxday iskuulkaas.
Macalimiintan ayaa loo qaatay qaybta dugsiga Hoose iyaga oo dhigi doono maadooyiinka Saynis Tarbiyada iyo luuqadaha carabiga iyo Ingiriiska.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here