Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo dhiirigelin ugu tagay dugsiga Carruurta Agoonta Boliiska Soomaaliyeed

0
29
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dugsiga barbaarinta carruurta Booliska Soomaaliyeed waxa uu ku yaalaa amagaalada Muqdisho waxaana wax lagu baraa caruur badan oo Soomaaliyeed  kuwaa oo ah Caruurta Agoonta  Boliiska Soomaaliyeed.
Ardayda wax ka barta dugsiga barbaarinta Carruurta Booliska Soomaaliyeed ayaa ku jira diyaargarow xoogan waxaana ay si maalinle ah u diyaariyaan casharadii ay ku gali lahaayeen imtixaanka guud ee Qaranka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here