Xiddiga ugu Fiican Arsenal Xilli Ciyaareedkan oo la magacaabay.

0
42

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xiddiga kooxda Arsenal ee Declan Rice ayaa ah xiddiga ugu fiican Xilli Ciyaareedkan kooxda Arsenal xilli ciyaareedkan mana ahan xiddigaha Saliba iyo Saka.

Shabakada Goal oo qiimaysay qaab ciyaareedka kooxda Arsenal xilli ciyaareedkan ayaa soo saartay xiddiga ay u arkaan midka ugu fiican xilli ciyaareedkan, Declan Rice ayaa loo aqoonsaday xiddiga ugu fiican kooxda Arsenal xilli ciyaareedkan kadib wacdarihii uu ka dhigay kooxda mudadii uu joogey.

Declan Rice ayaa kooxda Arsenal 105 milyan ka soo bixisay xagaagii hore waxaana ay u muuqataa in ay lacagtaasi tahay mid lagu guulaystay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here