Barakacayaasha ku nool magaalada Jowhar oo wajahaya duruufo dhanka nolosha ah

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Barakacayaasha ku nool Kaamka Baalgureey ee magaalada Jowhar ayaa ka hadlay saamaynta ay kala kulmeen roobabkii iyo fatahaadihii Wabiga Shabeelle waxaa ayna maamulka Hirshabeelle iyo Hay’addaha samafalka ka codsadeen in wax laga qabto baahiyaha haysta.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here