Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha Isbitaalka guud ee degmada Dhoobley qeybtiisa hooyada iyo dhalaanka ayaa ka warbixiyay waxyaabaha ay bulshada u fidiyaan iyagoo sheegay in la tacaalaan caruurta iyo hooyooyinka la dhibaateysan nafaqo darada.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.