Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jubbaland Cabdirahaman Cabdi Ahmed ayaa bulshada reer Jubbaland la wadaagay sida xalka waara lagu gaari karo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.