Kismaayo(Idaacada Waamo)Maamulka deegaanka dhoobley iyo madaxda Hya,adaha ka howla deegaanka oo kullan ku yeeshay dhoobleey ayaa ahaa kullan ay u jeedadiisu ahayd,in ay baaq u diraan Hay,adaha iyo Dowlada,wixii markaasi ay bulshada u qaban karaana u sii qabtaan,maadama xaalada deegaanka way ka sii dareyso garoonkii diyaaradaha uu gabi ahaanba xirmay.
Gudoomiayaha arimaha Bulshada deegaanka dhoobley Mukhtaar Maxamed Sahal ayaa warbaahinta uga warbixiyay waxyaabihi kullanka diirada lagu saaray.
R/W,Fartuun Nuur Aadan.