Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulanka ayaa ahaa mid lagu dardar gilinayay nabada iyo amniga haweenka iyo sida ay muhiimka u tahay in haweenka ay ka qeyb qaataan nabada ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.