Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabeelle oo tababar u furtay Xildhibaanada Golaha deegaanka Jowhar

0
29

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daahfurtay Tababar lagu dhisaayo awoodaha iyo xirfadaha aqooneed ee Golaha Deegaanka Degmada Jowhar oo Dhawaan lagu doortay Degmada Jowhar.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here