Maalinta Caalamiga ah ee Qoyska oo maanta dunida laga xusayo

0
29

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, qaraarkiisii 47/237 ee soo baxay 20kii Sebtembar 1993, wuxuu ku dhawaaqay in 15-ka May ee sannad kasta la xuso maalinta caalamiga ah ee qoysaska.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in “Xafladan sannadlaha ah ay ka tarjumayso muhiimadda ay beesha caalamku siiso qoysaska sida qaybaha aasaasiga ah ee bulshada iyo sidoo kale walaaca ay ka qabaan xaaladahooda adduunka.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here