Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland oo daahfurtay tababar sare loogu qaadayo Aqoonta Shaqaalaha Wasaaradaha Jubbaland.

0
28
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray tababar cilmiyeed sare loogu qaadayo aqoonta iyo kartida shaqaalaha qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowladda Jubbaland sida Gargaarka, Cadaaladda iyo Qorsheynta, waxaana sidoo kale tababarka qeyb ka ahaa xubno ka socday Jamacadaha magaalada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here