Gudigga joogtada ah ee Golaha Wakiilada Jubbaland oo manta kulan Ku yeeshay Magaalda Kismaayo

0
31
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudigga joogtada ah ee Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa maanta yeeshay kulanka ayaa waxaa looga arinsanayay ajendayaasha horutabinta u leh Golaha Wakiilada kuwaas oo la doonayo in si qoto dheer ah loga doodo Todobayadan.
Kulanka waxaa gudoominyay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan waxaana qeyb ka ahaa Gudoomiye kuxigeenka labaad Cabdi Baaley Xuseen.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here