Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheeynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Dawlad Gobaleedka Jubbaland ayaa sheegay in 17-kun oo Qoys oo dib uga soo guryo noqday xeryaha Qoxootiga dalka kenya dib u dajin loogu sameeyay Jubbaland.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.