Roobka ka da’ay Kismaayo oo saamayn ku yeeshay dadka barakacayaasha ah

0
33
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Roob xooggan oo maalmihii la soo dhaafay ka da’ay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa saamayn ku yeeshay dadka degan kaamamka barakacayaasha ee degmada Kismaayo ku waas oo aan haysan hooy fiican oo ka celin kara dhibicda roobka .
Dadka barakacayaasha ah ayaa ah kuwo u nogul saamaaynta roobka maadaama guryaha ay deganyihiin ay ka samaaysanyihiin maryo iyo geedo la isku geeyay owaadna aysan u lahaan inay roobka celiyaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here