Degmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo oo laga hirgalinayo Isbitaalka Guud ee Degmadaasi

0
37

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka degmada iyo Injineero ka socda Hay’adda Trocaire ayaa degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo ka dhagax dhigay dhismaha Isbitaal la qorsheynayo in laga hirgeliyo markii u horeeysay muddo 30 sano ka badan Degmada Ceelwaaq oo ka mida deegaannada ay ka jireen dhibaatooyinka la xariira dhanka adeegga Caafimaadka.

Hamdi MahamedĀ ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here