Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jiritaanka qoyska ayaa ah mid ahmediyad balaaran u leh bulshada soomaaliyed iyo guud ahaan bulshooyinka caalamka intaba ‘ waxaana dhismaha iyo jiritaan qoyska wanaagsan sameeya dhinacyada kala duwan ee bulshada, Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Jubbada hoose oo ka warbixisay muhiimada uu bulshada u leeyahay Jiritaan qoyska.
Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.