Dhaqaatiirta Jowhar oo ka hadlay Xanuunka Cambaarta

0
29

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dCudurka Canbaarta waa cudur ku dhaca maqaarka waxaana kena fangaay ku dhaca jiraka  aadanaha  kana mid maahan cudurada la kala qaado waxaa uu cudurkaan u badanyahay dadka beeraleyda ah, Waxa uuna ka mid yahay cudurkaan cambaarta cudurada ka dhasha nadaafad daradda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here