Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo muda sedax maalin ka socon doona magaalada kismaayo ayaa ka qeyeb galayaasha lagu bari doona wada-hadalada aan xanafta leyn iyadoo tababarka ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaalada iyo arrimaha dastuurka Jubaland.
Waxana tababarkaani loogu tala galay in ay ka faaiideystaan Qaybaha kala duwan ee bulshada, sida: Odayaasha dhaqanka, Haweenka, Dhalinyarada, Ardayda Jaamacadaha, ganacsatada iyo qaar kamid ah howl wadeenada hayadaha dowladda.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.