Aqoonyahanada Jowhar Oo ka hadlay Doorka ay ka qaadan karaan Xakameynta Fatahaadaha

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa si kordhaya saameynta ay geysaneyso fathaadaha wabiga shabeelle iyadoon ay jiraan tuulooyin badan ay ka barakaceen qoysaskii deganaa sido kale fathaadaha iyo daadka ayaa cagta mariyay dhamaan dalgadii u beernaa Beeraleyda deegaanada Gobolka Shabeellaha dhexe.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here